ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


“إن الله كتب الإحسان على كل شيء”

عن أبي يَعْلَى شَدَّادِ بْنِ أَوْسٍ رضي اللهُ عنه، عن رسولِ اللهِ صلى الله عليه وسلم قال: [إنَّ اللهَ كَتَبَ الإِحْسانَ على كلِّ شَيءٍ، فإذا قَتَلْتُمْ فَأَحْسِنُوا الْقِتْلَةَ، وَإذَا ذَبَحْتُمْ فَأَحْسِنُوا الذِّبْحَةَ، ولْيُحِدَّ أَحَدُكُمْ شَفْرَتَهُ ولْيُرِحْ ذَبيحَتَهُ

رَوَاهُ مُسْلِمٌ


XADffSKA 17aa


NAXARIIST


Waxaa laga weriyay Abii Yacf aa Shaddaad ibn Aws(Allaha ka raalli noqdee), inuu yiri Rasuulkiif laahay (s.c,w.):Wax walba waxaa llaahay u waajibiyaysamafal, haddii aad wax dileysaan siwanaagsan wax u dila oo ha ku silcininanafta waxa f a dilayo, haddii aad waxgowraceysaan si wanaagsan u gowraca,qofka wax gowracaya waa inuu middidat l'9.rtujl

soofeeyo uu neefka u raaxeeyo.Waxaa weriyay Muslim.

SHARAXA

Wuxuu ka hadlayaa xadiiskani sida islaamkunaxariista ugu dadaalayo, maxaa yeelay, qofkiimuteystay in la dilo waa in islaamnimada loogunaxariisto oon nafta f agu silcin, marka waa inqalabka lagu dilayo yahay mid dhaqso nafta ugaqabanaya, Naxariistaasi kuma koobna dadka eewaxaa loo naxariisanayaa xoolaha iyagana waa inloo f ududeeyo oo lagu gowraco middi aad uafweyn oo markiiba u raaxeysa.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Qiimaha naxariistu ku leedahay Diinta lslaamka,

2. Qofka la ciqaabaayo waa inaan si xun oo silic ahloo ciqaabin,
3. In xoolaha loo naxariisto,4. Marba haddii loo ixsaan falayo qofka nafta lagaqabanaayo marka kan noolna waa in loo ixsaanfafo oo laga dhowro dhibka, cadaadinta, qalloocaiyo dulmiga


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737467
Today
Yesterday
All days
890
1629
1737467
2026-05-24 16:54

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a132d52c1c1413907319651779641682
title_6a132d52c1c671866386391779641682
title_6a132d52c1cb411908054481779641682
title_6a132d52c1cff573876141779641682
title_6a132d52c1d4816535008331779641682
title_6a132d52c1d9b468515991779641682

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a132d52d6d6010169196691779641682
title_6a132d52d6db13306270031779641682
title_6a132d52d6dfe10910231821779641682
title_6a132d52d6e4a2935243801779641682

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com