ARBICIIN AN-NAWAWIYAH


arbain nawawi


“اتق الله حيثما كنت”

عن أبي ذَرٍّ جُنْدُب بِن جُنَادَة، وأبي عبد الرحمن مُعَاذ بِن جَبَلٍ رضي الله عنهما، عن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال: [اتَّقِ اللهَ حَيْثُما كنْتَ، وأَتْبِعِ السَّيئةَ الحسنةَ تَمْحُها، وخالقِ الناسَ بخُلُقٍ حسنٍ

رَوَاهُ التِّرْمِذِيُّ وَقَالَ: حَدِيثٌ حَسَنٌ، وَفِي بَعْضِ النُّسَخِ: حَسَنٌ صَحِيحٌ


 XADIISKA 9AAD


LA DHAOANKA DADKA

Waxaa laga weriyay Abuu Jundub ibn Junaada -iyo Abu Cabd ar-Raxmaan Mucaad ibn Jabal(Allaha ka raaf li noqdee), iney ka weriyeenRasuulkii llaahay (s.c.w.) inuu yir:Alla ka cabso, meel kasta oo aad joogtid,xumaantana raaci samaan tirtirta, dadkanadabeecad fiican kula dhaqan.Waxaa weriyay Tirmidi. Wuxuuna yiri waa xadiisXasan ah.

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu ka hadlayaa anshaxa qof kam uslimka ah, xagga llaahay iyo xaggaaadamigaba, xagga llaahay waa inuu iska dhowromeel kasta oo uu joogo ku xad-gudubka sharcigaiyo xuduudda llaahay, haddii uu xumaan sameeyo
uu ku xad-gudbo wax ka mid ah sharciga waainuu is-gaaro oo uu ka noqdo xumaantii, haddiiuu sidaa yeelo vdaa laga tirtirayaa ciqaabtiidembiga uu galay.Xagga dad ka wuxu u faray xad iiskan i i n qof kamuslimka ah,kula dhaqmo dadka dabeecadwanaagsan, taasoo ah inaad dadka nabad gelisooon dhibkaaga gaarin kaddibna aad wax u tartiddadka kale adigoon wax abaalgud ah ka sugin, waain dadka dheeftaadu gaarto dhibkaaguna gaarinwaa sidaas dabeecadda fiican.

FAA'IDADA XADIISKA

1. Cabsida llaahay inay waajib tahay,

2. ln qofku iska dhowro ku xadgudbidda sharciga,

3. Qofkii xumaan falaa waa inuu is-gaaro uuxurnaantii wanaag ku beddelo,
4. Qofka Musfimka ah waa inuu dabeecad fiicandadka kufa dhaqmaa,

5. Qofku waa inuu ahaado wax tare aan waxyellolaheyn


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1630121
Today
Yesterday
All days
830
1745
1630121
2026-04-03 09:52

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69cf8dc1bf4df19350718511775209921
title_69cf8dc1bf52e20841087231775209921
title_69cf8dc1bf57c2521915201775209921
title_69cf8dc1bf5c65387513681775209921
title_69cf8dc1bf61019658193131775209921
title_69cf8dc1bf65910942181601775209921

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69cf8dc1d37203587765161775209921
title_69cf8dc1d377020021300471775209921
title_69cf8dc1d37bd7498881871775209921
title_69cf8dc1d38098421946391775209921

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com