ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


"ازهد في الدنيا يحبك الله"

عَنْ أَبِي العَبّاسِ سَهلِ بْن سَعْدٍ السّاعِدِيِّ رضي الله عنه قَالَ : جَاءَ رَجُلُ إِلى النَبِي صلى الله عليه وسلم فَقَالَ : يَا رَسُولَ اللَّهِ دُلَّنِي عَلَى عَمَلٍ إِذَا عَمِلْتُهُ أَحَبَّنِي اللَّهُ وَأَحَبَّنِي النَّاسُ . فَقَالَ:  [ازْهَدْ فِي الدُّنْيَا يُحِبُّكَ اللَّهُ وَازْهَدْ فِيمَا عِنْدَ النَّاسِ يُحِبُّكَ النّاسُ
رَوَاهُ ابْنُ مَاجَهْ وَغَيْرُهُ بِأَسَانِيدَ حَسَنَةٍ


XADIISKA 31aad


WAXA ILAAHAY IYO DADKUBA KUGUJECLAADAAN


Waxaa laga weriyey Abuu Cabbaas Sahal ibnSaacid Al-Saacidi (Allaha ka raalf i noqdee), in uuyiri :Waxaa u yimid Nebiga (s.c.w.), nin oo kuyiri Rasuulkii Alf ow igu hanuuni ficil haddiiaan falo llaahay iyo ummaddiisaba igujeclaadaan. Markaas buu ku yiri, ka saahidadduunyada llaahay baa kugu ieclaane, kasaahid waxay dadku haystaan iyagaa ku,iec,laan doonee."waxaa weriyey lbnu-Maaiah iyo kuwo kale,waana Xadiis Xasan ah.

SHARAXA

Xadiiskan wuxuu ka hadlayaa jidkii loo mari lahaaraalli ahaanshaha llaahay iyo aadamiga, waanawax aad u adag sidii labadaba loo wad6 heli lahaa.Raalli ahaanshaha Alla waa inaad adduunyada iskadhaaftid, Adduunyada waxaa looga ieedaa maalka,marka waxaa is-weydiin leh haddii qofku iskadhaafo maalka iyo kasabaka sidee u noolaan
karaa? Xadiiskan waxaa loogga jeedaa maalka lagasaahidayo waa midka lag u raadiyo jidka aansharciga ahayn ama sida xaaraanta ah lagu doono,laakiin, jidka xalaasha ah inaad ku shaqaysatid waawaajib, sida ay caddeeyeen aayado badan iyoxadiisyo kale.Marka yaan loo qaadan in xoolaha oo dhan lagasaahidaayo, maxaa yeelay, haddii sidaa la yeelo,waxaa dayacmaya waajibaadkii llaahay amray inf aga bixiyo xoolaha sida sakada, sadaq ada, xajka,jihaadka iyo badbaadin muslimiinta fagabadbadiyo dhibaatooyinka arradka, gaajada,cudu rrada iwm. Ka saahidda xoolaha dadka,waxaa loof a ieedaa inaan qof ku noqon mid damcawaxa ay dadka kale haystaan oo aanu ka baryinama ka boobin ama ka dhicin, dadku waxay iskunacaan baryada, marka waxaa loo baahan yahayintii qofku awoodi karo in uu iska dhowro baryadaaadamiga, haddii ay arkaan dadku inaad kadeeqtoon tahay oo aanad waxtar ma aheewaxyeello u lahayn iyagaa ku jeclaanaya oo kuusoo bandhigaya inay kufa yeeshaan xiriir, iskaashiiyo isk aal meysi .

FAA'IDADA XADIISKA

1. Qof kii ka dheeraada damaca maalka xaraantalaga helo llaahay baa ka raalli noqonaya;

2. Qofkii banneysta maallta xaaraanta ah, llaahaywuu nacaa, uunkiisuna wey nacaan;

3. Waxay dadku kugu ieclaanayaan inaad kadeeqtoontid maalkooda iyo xooggooda,markaasay ku jeclaanayaan


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com