ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


"لا ضرر ولا ضرار"

"عَنْ أَبِي سَعِيدٍ سَعْدِ بْنِ مَالِكِ بْنِ سِنَانٍ الْخُدْرِيّ أن رسول الله صلى الله عليه وسلم "لاضرر ولا ضرار
حَدِيثٌ حَسَنٌ، رَوَاهُ ابْنُ مَاجَهْ  وَالدَّارَقُطْنِيّ ، وَغَيْرُهُمَا مُسْنَدًا. وَرَوَاهُ مَالِكٌ  فِي "الْمُوَطَّإِ" عَنْ عَمْرِو بْنِ يَحْيَى عَنْ أَبِيهِ عَنْ النَّبِيِّ فَأَسْقَطَ أَبَا سَعِيدٍ، وَلَهُ طُرُقٌ يُقَوِّي بَعْضُهَا بَعْضًا


XADIfSKA 32aad


MA BANNAAilA ADIYADU


Waxaa laga weriyey Abuu-saciid sacad ibnMaalik al-Khudri (Af lah a ka raalti noqdee), in uuyiri Rasuulkii llaahay (s.c.w.):Dhib ma jiro adiyadna ma jirto."Waa xadiis Xasan ah, waxaa weriyeylbnu-Maajah, ad-Daara-eudni iyo kuwo kale.

SHARAXA

Xadiiskani waa erayo kooban, laakiin macna xeeldheer ku fadhiya. wuxuu xaaraantinimeynayaadhammaan noocyada dufmigd, xinta, xinta,xasadka, gardarrada, dhaca iyo xad-gudub kasta.Wuxuu leeyahay ma bannaana qof xad-gudubkula kaca qofka kale xoolahiisa, naftiisa iyosharafkiisa intaba.Qofka muslimka ah, waa kii nabadgelyo laga helo
carrabkiisa, iyo gacantiisaba, xataa haddii la dulmowaa inaanu ku xad-gudbin difaaca iyo iska celintadulmiga.

FAA'IDADA XADIISKA

1.Noocyada dulmiga oo dhan in ay xaaraan yihiin

2. ln laga nabadgalo carrabkaaga iyo gacantaada


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737467
Today
Yesterday
All days
890
1629
1737467
2026-05-24 16:54

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a132d52c1c1413907319651779641682
title_6a132d52c1c671866386391779641682
title_6a132d52c1cb411908054481779641682
title_6a132d52c1cff573876141779641682
title_6a132d52c1d4816535008331779641682
title_6a132d52c1d9b468515991779641682

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a132d52d6d6010169196691779641682
title_6a132d52d6db13306270031779641682
title_6a132d52d6dfe10910231821779641682
title_6a132d52d6e4a2935243801779641682

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com