ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


 "إن الله تعالى فرض فرائض فلا تضيعوها"

عَنْ أَبيِ ثَعْلَبَةَ الخُشَنِيِّ جُرْثُومِ بْن نَاشرٍ رضي الله عنه عَنْ رَسُولِ اللهِ صلى الله عليه وسلم قَالَ
[ إنّ اللهَ تَعَالى فَرَضَ فَرَائِضَ فَلاَ تُضَيّعوهاَ وَحَدَّ حُدُودَاً فَلاتَعْتَدُوهَا وَحَرّمَ أَشْياءَ فَلاَتَنْتَهِكُوهَا وَسَكَتَ عَنْ أَشْيَاءَ رَحْمَةً لَكُمْ غَيْرَ نِسْيانٍ فَلا تَبْحَثُوا عَنْهَا]
حَدِيثٌ حَسَنٌ، رَوَاهُ الدَّارَقُطْنِيّ وَغَيْرُهُ


XADffSKA 30aad


XUDUUDDA AIIA


Waxaa laga weriyey Abuu-Saclaba al-KhushaniJurthum ibn Naashir (Allaha ka raalli noqdee), inuu yiri Rasuulkii llaahay wuxuu yiri:it'i
f laahay wuxuu taraY waaiibaad, hfldayacina wuxuu dhigaY soohdimo, hag ud bina, wuxu u xaa raantin n imeeyeywaxyaalo ee, ha falina, wuxuu ka aamusaywaxyaalo isagoon h ilmaansanayn uuidinku naxariisanaya ee ha baarbaarina.Waa xadiis Xasan th, [Waxaa weriyey Ad-Daaraqudni iyo kuwo kaleba.]

SH A RAXA

Xadiiskani wuxuu ku soo murtiyeeyey lslaamkii oodhan afar arrimood oo kala ah:1. In la falo wixii llaahay ina amray;2. Inaah la falin wixii llaahay innaga reebay;3. lnaan la gudbin soohdinta llaahay ku kala xiraywanaagga iyo xumaanta;4. Inaan la baarbaarin wixii llaahay ogaan ugaaamusay.
Waxaa looga jeedaa inaan la baarbaarin arrimahadahsoon:Arrimaha dunida jira wey u wada bannaan yihiinMuslimka, wixii aan lagu caddeyn in laxaaraantinimeeyey. Haddaba, qof ka Muslimkawanaagsan ahi, waa inaanu waxyaalahaasfaagfaagin, si aan shaki iyo waswaas ugu dhicindadka Musfimka ah ee waa in uu ku kalsoonaadollaahiisa oo u qeexay wixii xun ee aan loo oggoleynee dadka dhibaaya.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Gudashada waajibaadka iyo ka dheeraanshahaxaaraanta;

2. Inta la fulinayo waajibaadka ee laga fogaanayoxaaraanta waa in lagu dhex jiro xuduudda llaahayuu dejiyey oo aan laga tallabsan;

3. Uma bannaana qofna in uu xaaraantinimeeyowaxaan sharcigu dhigin.
4. Wax kasta markooda hore wey bannaan yihiinilaa laga helo qodob lagu xaaraantinimeeyo oosharciga ku saleysan.


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1630121
Today
Yesterday
All days
830
1745
1630121
2026-04-03 09:52

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69cf8dc1bf4df19350718511775209921
title_69cf8dc1bf52e20841087231775209921
title_69cf8dc1bf57c2521915201775209921
title_69cf8dc1bf5c65387513681775209921
title_69cf8dc1bf61019658193131775209921
title_69cf8dc1bf65910942181601775209921

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69cf8dc1d37203587765161775209921
title_69cf8dc1d377020021300471775209921
title_69cf8dc1d37bd7498881871775209921
title_69cf8dc1d38098421946391775209921

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com