MIDA KOOBAAD :- WAA TIIRARKA RUMAYNTA.

TIIRKA KOOWAAD:- waa alle oo la rumeeyo wuxuuna kulansanayaa arrimaha soo socda:-

? rumaynta la rumeeyo rabinimada Alle kor ahaayee ooy macnaheedu tahay inaad rumayso Alle inuu yahay barbaariyaha, abuuraha, boqorka, iyo ka dabara arimaha uunkiisa oo idil isla mar ahaataana ku tasarufa.

? rumayn la rumeeyo Allanimada alle kor ahaayee ooy macnaheedu tahay inaan rumayno Alle inuu yahay ka la caabudo ee xaqa ah wax kasta oo la caabudo oon isaga ahayna uu yahay baadil.

? rumeynta la rumeeyo magacyadiisa iyo tilmaamihiisa ooy macnaheedu tahay inaan rumayno alle inuu leeyahay magacyo aad u wanaagsan iyo tilmaamo buuxa oo sareeya sida ku soo aroortay kitaabkiisa iyo sunada rusuulkiisa nabadgalyo iyo naxriis korkiisa ha ahaatee.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737950
Today
Yesterday
All days
1373
1629
1737950
2026-05-24 18:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a133e719641d19891752081779646065
title_6a133e719646d3263929281779646065
title_6a133e71964ba10738125571779646065
title_6a133e719650a919963291779646065
title_6a133e71965568832117031779646065
title_6a133e71965a213735441971779646065

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a133e71aa63d4993820121779646065
title_6a133e71aa68e18774601381779646065
title_6a133e71aa6db9530960491779646065
title_6a133e71aa7296632955661779646065

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com