ISLAAMKA 2

 Inuu u qeexo dadka rabigooda iyo abuurahooda uguna qeexo magacyadiisa wanaagsan ee uu la kaliga yahay iyo tilmaamihiisa sareeya ee aanay jirin wax kula mid ah iyo ficiladiisa xikmada leh ee aan lala wadaagin iyo mudnaanshada uu cibaadada mudan yahay oo aan wax kula mid ah jirin.

? Iyo inuu ugu yeero adoomada inay caabudaan alle kaligii iyagoon waxba la wadaajinaynin una hogaansamaan wuxuu alle u jideeyay oo amarro iyo ka reebis ah kaasoo wanaaagooda iyo liibaantooda ku jiro aduunkooda iyo aakhiradoodaba.

? Iyo inuu xasuusiyo xaaladooda iyo meeshay ku dambayn doonaan geeridooda dabadeed iyo waxay kula kulmi doonaan qabriyadooda, iyo marka la soo saarayo, oo la xisaabinaaya iyo meesha ay ku dambayn oo ama jano ah ama naar ah, hadba acmaasho siday tahay, haddii ay khayr tahay khayrbaa lagu abaal marin haddii ay shar tahayna shar.

Waxaana suurtagal ah inaan ku soo koobno islaamka qaacidooyinkiisa ugu muhiimsan dhibcahaan soo socda:-

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737950
Today
Yesterday
All days
1373
1629
1737950
2026-05-24 18:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a133e719641d19891752081779646065
title_6a133e719646d3263929281779646065
title_6a133e71964ba10738125571779646065
title_6a133e719650a919963291779646065
title_6a133e71965568832117031779646065
title_6a133e71965a213735441971779646065

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a133e71aa63d4993820121779646065
title_6a133e71aa68e18774601381779646065
title_6a133e71aa6db9530960491779646065
title_6a133e71aa7296632955661779646065

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com