256- Wuxuu yiri s.c.w :{laba kalmadood
oo khafiif ku ah carrabka, kuna culus
miisaanka, looguna jacaylbadanyahay
xagga raxmaanka, subxaanallaahi wa
bixamdihi, subxaanallaahilcadiim}.

257- Wuxuu yiri s.c.w : {in aan dhaho
subxaanallahi walxamdulillaahi walaa
ilaaha illallaahu wallaahu akbar ayaan
ka jeclahay waxa ay qorraxdu ku soo
baxday oo dhan}.

258- Wuxuu yiri s.c.w:{ma ka caajisayaa
midkiin in uu kasbado maalin kasta kun
xasano(ajir)? Markaasuu weydiiyay weydiiye kamid ahaa dadkii la fadhiyay: sidee
u kasban karaa midkanagu kun xasano?
Wuxuu yiri rasuulku s.c.w:{wuxuu tasbiixsanayaa boqol tasbiixasho markaasaa
loo qori kun xasano, lagana hoobin kun
khadii-o (danbi).

259- {qofkii yiraahda : (subxaanallaahilcadiim wa bixamdihi) waxaa loogu beer-

ayaa jannada dhexdeeda geed timir ah}.

ŮŽ260- Wuxuu yiri s.c.w : cabdilaahi ibnu
qaysow {ma ku tusaa kayd kaydadka
jannada kamid ah? Wuxuu yiri: haa i
tusi, wuxuu yiri rasuulku s.c.w:{waxaad
tiraahdaa:( laa xawla walaa quwwata
illaa billaahi}.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com