261- Wuxuu yiri s.c.w :{hadalka ilaahay
ugu jecelyahay waa afar: {subxaanallaahi, walxamdulilaahi walaa ilaaha illal-
laahu, wallaahu akbaru } kuma dhibayso
midkasta ood ku billowdo.

262- Nin reer miyyi ah ayaa u yimid rasuulka s.c.w markaa suu ku yiri: i bar hadal
aan dhaho: markaa suu yiris.c.w : dheh:
laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika
lahu, allaahu akbar kabiiraa, walxamdu
lillaahi kathiiraa, subxaanallaahi rabbil
caalamiina, laa xawla walaa quwwata
illaa billaahi al-caziizi alxakiimi) wuxuu
yiri ninkii: kuwani waa kuwii rabigay, ee
anigu maxaan leeyahay? Wuxuu ku yiri

rasuulku s.c.w: dheh: allaahumma iqfir lii,
warxamnii, wahdinii, warzuqnii }.
« allow ii dambi dhaaf, iina naxariiso, ina
hanuuni, ina irsaaq>> .

263- Wuxuu ahaa ninku haddii uu islaamo kii uu baro nabigu s.c.w salaada,
kadibna wuxuu amrijiray inuu ku ducaysto kalmadahan: (allaahumma iqfir lii,
warxamnii, wahdinii, warzuqnii }.
« allow ii dambi dhaaf, iina naxariiso, ina
hanuuni, ina irsaaq>> .
264- { Duco waxaa ugu fiican ( alxamdu
lillaahi) xusidna waxaa ugu fiican (laa
ilaaha illallaahu) }.

265- erayada hadha ee wanaagsan waa
kuwan: ( subxaanallaahi, walxamdu lillaahi, wa laa ilaaha illallaahu, wallaahu
akbaru, walaa xawla walaa quwwata
illaa billaahi} .
131-. Sidii nabigu s.c.w u tasbiixsanjiray.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com