251- { Wuxuu yiri s.c.w: (marka uu ugu dhawyahay ilaahay adoonka waa saqda dhexe ee habeenkii, hadaba haddii aad karto inaad noqotid kuwa ilaahay xussa saacaddaas, ahow }. 252- Wuxuu yiri s.c.w < marka uu u dhawyahay adoonku rabbigiis, waa marka uu sujuudsanyahay, ee badiya ducada >. 253- Wuxuu yiri s.c.w: { waa la daboolaa (la ilawsiiyaa) qalbigayaga, waxaana waydiistaa ilaahay dambidhaaf maalintii boqol jeer}. « Nabigeena s.c.w afka kama qaadijirin xussida ilaahay, hadaba marmar ayuu halmaamijiray mashquul awagiis, taasna dambi ayuu u arki jiray,markuu saa u xasuustana islamarkaaba wuxuu la imaanjiray istiqfaar > . 130-.Fadliga tasbiixda &alxamdulilaahida & allaahu akbarta& laa ilaaha illallaahda. 254- Wuxuu yiri s.c.w:{qofkii yiraahda maalintii (subxaanallaahi wa bixamdihi)boqol jeer waa laga hoobinayaa danbiyadiisa, haba ahaato xunbada badda oo kale (waa xagga badnaanta)} 255- Wuxuu yiri s.c.w:{ laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu,lahul mulku walahulxamdu wahuwa calaa kulli shay-in qadiir} toban jeer. Qofkii yiraahda wuxuu lamid noqonayaa qof xoreeyey afar nafood oo ka mid ah awlaadda nabi ismaaciil.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com