HAWEENKA WAXAA SHARDI AH INUU MAXRAM LA SOCDO SI AY UXAJIDO 
Waxaa shardi ah si uu xaj ugu waajibo haweeney inay heysato maxram, mana ku waajibo xaj haweenta haddii uusan la socon nin ka mid ah xigaaladeeda dhow aan gayin abad marka ay xajineyso, waana: ninkeeda, ama cid aan abad gayin sida aabbaheed iyo awoowgeed iyo wiilkeeda iyo wiil wiilki iyo walaalaheed iyo wiilashooda iyo adeer ama abti (Eeg bogga 258)
Haddiise ay xajido haweenta maxram la’aan hab ay ku ammaan heleyso nafteeda markaa xajkeeda waa ansaxayaa oo ka gudayaa waajibkii xajka

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com