XAALADAHA AWOODDA UYEELASHADA MUSLIMKA XAJKA.
1. Inuu nafsad ahaantiisa awoodo inuu xajiyo, macnaha waa inuu awoodo inuu ku soo gaaro baytka nafsadiisa dhib la’aan ka zaa’id ah dhibka caadiga ah, oo heysto maal ugu filan arrinkaa, qofkaasi waxaa ku waajib ah inuu naf ahaantiisa guto faralka xajka.
2. Inuu ku xajin karo qof kale aanse isaga naf ahaantiisa awoodin inuu xajiyo xanuun iyo da’ weyn darteed, laakiinse uu heli karo qof ka xajiyo, oo awooda inuu siiyo maal qeyrki si uu uga xajiyo, marka qofkaasi waxaa ku waajib inuu siiyo maal qof ka xajiyo.
3. Qofka aan awoodin inuu isaga naf ahaantiisa xajiyo ama laga xajiyo, qofkaasi oo kale kuma waajib ah xajka maadaama uusan awoodin.
Sida qof aan heysan maal ka zaa’id ah baahidiisa iyo masruufka reerkiisa oo ugu filan gudashada xajka. Mana saarna inuu isu keeno maal si uu awood ugu yeesho xajka, laakiinse marka uu awood u yeesho waa ku waajib xajka.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com