16. Soonku waa gaashaanka iyo xijaabka Naarta.

وإن الصوم جنة ووقاية من النار

17. Bisha soon oo la cumraystaahi waxay u dhigantaa Xaj, adigoo xajiye oo kale ayay lamid tahay.

و قال الذى لا ينطق عن الهوى صلى الله عليه و سلم (( عمرة في رمضان تعدل حجة )) ::: أخرجه البخاري

18. Xasanaadka iyo ajarka waa lalaba jibbaaraa bishan, Salaadda Sunnada ahina waxay u dhigantaa Faradka (waajibka ah).

19. Qofki Maalin kaliya ilaah dartiis u soomo ilaah wuxuu ka fogaynayaa Naarta 70 sano, ama 100 sano.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com