10. Waa Bisha ducada iyo Alla baryiga qofkii Allaha S.W wax weydiistana wuu ka ajaabayaaa ducadiisa .

قال تعالى عقيب آيات الصيام : { وإذا سألك عبادي عني فإني قريب أجيب دعوة الداع إذا دعان } ( البقرة 186)

وقال صلى الله عليه وسلم : ( ثلاثة لا ترد دعوتهم : الصائم حتى يفطر ، والإمام العادل ، ودعوة المظلوم ) رواه أحمد

Allaha S.W. wuxuu yiri marki adoomadaydu wax i waydiisanayaan waxaan ahay mid u dhow aqbala kan wax i waydiisanayo.Nabiguna c.s.w wuxuu yiri: “Sadex lama celiyo ducadooda, waa mustajaaba, ruuxa soomaan ilaa uu ka afuro,Imaamka Caadilka ah, iyo Ruuxa la dulmay ama madluumka ah”.

11. Soonka lasoomo bisha Ramadaan wuxuu u dhigmaa 10 bilood soonkood.

12. Dadka Muslimiinta ahi waxay dareemayaan in ay yihiin dad isku mid ah waxwalba wadaago kan hantida haysto iyo kan faqriga ahba, maadaama ay wada soomanyihiin.

13. Soonka waxaa ka dhalanaya raxmad iyo isu turid, maxaa yeelay kan wax haystaahi ama qaniga ahi wuxuu dareemayaa dhibaatada ay baahidu leedahay wuxuuna u naxariisanayaa kan faqiirka ah.

14. Waa bisha wax bixinta bisha sadaqada bisha la kaalmeeyo dadka tabaalaysan iyo masaakiinta.

و كان صلى الله عليه و سلم أجود الناس ، وكان أجود ما يكون في رمضان ، كان أجود بالخير من الريح المرسلة )) ::: متفق عليه ::: ، وقال صلى الله عليه وسلم : (( أفضل الصدقة في رمضان

15. Qofka sooman afkiisu waxuu ka udgoon badanyahay ilaah agtiisa miskiga ama catarka aadka u udgoon ee la yiraahdo Miskiga.

لقوله صلى الله عليه وسلم: (( لخلوف فم الصائم أطيب عند الله من ريح المسك)) البخاري.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com