ARBICIIN AN-NAWAWIYAH


 arbain nawawi


” دع ما يريبك إلى ما لا يريبك”

عَنْ أَبي مُحمَّدٍ الحسَنِ بْنِ عليّ بْنِ أبي طَالِب، سِبْطِ رَسُولِ اللهِ صلى الله عليه وسلم وَرَيْحَانَتِهِ رضيَ اللهُ عنهُما، قالَ: حَفِظْتُ مِنْ رَسُولِ الله صلى الله عليه وسلم:  [دَعْ ما يَرِيبُكَ إلى مَا لاَ يَرِيُبكَ

.رَوَاهُ التِّرْمِذِيُّ وَالنَّسَائِيُّ وَقَالَ التِّرْمِذِيُّ: حَدِيثٌ حَسَنٌ صَحِيحٌ


 XADIIS 11


DHOWR-SOOHAANTA

Waxaa f aga weriyay Abuu-Muxammad Al-Xasanibn Cali ibn Abii-Daalib - Allaha ka raalli noqdee- inuu yiri:Waxaan ka xafiday Rasuulkii llaahay (s.c.w.):Dhaaf wixii shaki ku geliya oo aad wax cadee aan shalti ltu jirin."Waxaa weriyay Tirmadi iyo Nasa'i, wuxuuna yiriTirmidi waa xadiis Xasan oo saxiix ah.

SHARAXA

Xadiiskani waa saldhig adag oo qof ka muslimka ahcuskan karo markay ka hor yimaadaan arrimomurugsan ama shubho ku iirto oon xalaal iyoxaaraan midna lagu caddeyn ama camal lagumuransan yahay inuu sharciga waafaqsan yahayivo in kale. Haddaba, marka arrintaasi kula soogudboonaado wuxuu ku farayaa xadiiskan inaadiska dhaaftid wixii shaki kaa galo kuna dhaqantidwaxa aad hubto inuu xaq YahaY.

FAA'IDADA XADIISKA

1 . In qof ku ku dhisocamalka u u llaahay ugudhawaanayo wax uu hubo;

2. Inaanan qofku isku haleyn wax shalti ku iiro;

3. Ka dheeraanshaha shubhada iyo shakiga


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com