24. Suáal: Waa maxay tawxiidu-uluuhiyah?

24. Jawaab: Kelmadda “Uluuliyah” waxay ka timid kelmadda “Ilaah” oo la macne ah “Macbuud”, yacnii; kii la caabudayey. Markaa “tawxiidu-Uluuliyah” waa in Eebbe kelidii la caabudo.

25. Suáal: Waa maxay tawxiidu-asmaa wa sifaat?

25. Jawaab: Tawxiidu al-asmaa wa sifaat (Al-asmaa = magacyada Ilaahay) (Wa sifaa = sifooyinka) waa in la qiro magacyada iyo tilmaamaha Eebbe isu qiray iyadoon leexinayn macnahooda, loogana metaal (metaal = tusaale) qaadanahayn magacyada iyo sifooyinka makhluuqiisa (makhluuq = waa wixii Alle abuuray).

  • Tusaale ahaan, Alle wax wuu maqlaa waxna wuu arkaa, haddana cid la mid ahi ma jirto.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com