11. Suáal: Maxay ku kala duwanyihiin arkaanul-iimaan iyo arkaanul-islaam?

11. Jawaab: Arkaanul-iimaan iyo arkaanul-islaam way isa soo dhexgelayaan. Tusaale ahaan tiirka ugu horreeya arkaanul-islaama waxa soo gelaya dhammaan lixda tiir ee arkaanul-iimaanka. Laakiin haddii la kala qaado waxay noqonayaan sidan: arkaanul-iimaan waa qalbiga, arkaanul-islaamna waa ficilka muuqda.

12. Suáal: Sidee ayuu tiirka koowaad ee arkaanil-islaamku u koobayaa lixda tiir ee arkaanul-iimaanka?

12. Jawaab: Marka uu qofku qiro: (لَا إِلَٰهَ إِلَّا اللّٰهُ) LAA ILAAHA ILLA LAAHU oo ah tiirka koowaad ee arkaanul-islaamka qaybtiisa hore, waxaa uu buuxiyey tiirkii koowaad ee arkaanul-iimaanka oo ahaa; “in Ilaahay la rumeeyo”. Sidoo kale marka la qiro: Muxammed-un Rasuulu-Laah oo ah tiirka koowaad ee arkaanul-islaamka qaybtiisa dambe, waxaa soo gelaya shanta tiir ee dambe ee arkaanul-iimaanka oo kala ah:

  • In Malaaígtiisa la rumeeyo
  • In Kutubtiisa la rumeeyo
  • In Rusuuladiisa la rumeeyo
  • In Maalinta qiyaame la rumeeyo
  • Qaddarka Alle shar iyo khayrba la rumeeyo.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com