وأن من صام يوما ً في سبيل الله باعد الله بذلك اليوم وجهه عن النار سبعين خريفاً ، وفي رواية مسيرة مائة عام . فما بالك بصيام يوم من أيام رمضان

20. Abaal marinta soonku waxay gaar u tahay Allaha S.W, isaga ayaana ka abaal marsiinayaa ruuxa soomo.

21. Qofka soomani laba mar ayuu farxaa, marki uu afuro iyo marki uu la kulmo Allah S.W.

للصائم فرحتان ، فرحة عند فطره وفرحة عند لقاء ربه

22. Alla wuxuu u dambi dhaafaa dadka sooman habeenka ugu dambaysa ee bisha.

Haddaba akhristoow adigoo mahadsan ka faaiidayso fursaddaan qaaliga ah, ma ogid in uu kusoo marayo soonkale ,ilaali wakhtigaada nidaami acmaashaada si aad uga faaiidaysatid bishan barakaysan ee Ramadaan, is xisaabi inta aan lagu xisaabin.

Is xisaabi inta aan lagu xisaabin.

Akhristoo is weydii inta aadan seexan waxa kuu qabsoomay iyo sida aad uga faaiidaysatay wakhtigaadi:

1. Ma tukatay Salaadii laguugu lahaa? Maku dukatay jamaaco?

2. Ma dukatay Sunnooyin rawaatibta ahaa?

3. Ma akhrisay Quranka? Imisa jus ayad akhrisay?

4. Ma akhrisay adkaarta subaxa iyo galabki?

5. Ma afurisay ruux sooman?

6. Ma tukatay Salaadii Taraawiixda?

7. Wax ma sadaqaysatay maanta? Ruux dhibaataysan ma u gargargaartay? Qof miskiin ah ma caawisay?

8. Ma dadajisay afurka? Ma dib-dhigtay suxuurta?

9. Maku afurtay timir? Haddii aad waysay miyo?

10. Ma u yeeratay walaalo dhibaataysan si ay kuula afuraan?

11. Ilaah ma u toowbad keentay? Dambi dhaaf ma waydiisatay?.

12. Ma u ducaysay walaalaha Muslimiinta ah ee dolman? Kuwa dhibaataysan, kuwa xanuunsan?

13. Ma laazimtay dhaqanka iyo aadaabta Islaamka ee suuban?

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com