Kula dhaqanka dabci wanaagsan xitaa xoolaha
Rasuulka salallaahu caleyhi wasalam wuxuu nooga warramay haweeney ku gashay Naarta inay xirtay darteed yaanyuur ay lahayd oo u dhimatay gaajo, wuxuu sidoo kale taa beddelkeed noo sheegay inuu Allaah ugu dambi dhaafay nin inuu waraabshay ey uu harraad ka batay, Nabigu s.c.w  wuxuu yiri: “Haweeney waxay ku gashay Naar bisad ay xirtay marka cunto ma aanay siin, umana ayan deyn inay wax ka cunto cowska arlada” (Al-Bukhaari 3140, Muslim 2619).
Nabigu s.c,w wuxuu yiri: Mar isagoo nin marayo waddo buu aad u harraaday, markaasuu helay ceel oo ku degay oo ka biyo cabbay, markaasuu ka soo baxay, mise waa ey la haraaryoonaya oo cunaya ciidda harraad darti, markaasuu ninkii wuxuu yiri: Wuxuu eygan ka gaaray harraadka heerka uu aniga iga gaaray oo kale, markaasuu u degey ceelka oo buudkiisa biyo uga soo buuxiyey oo ku soo qaaday afkiisa ilaa uu debedda u soo baxay oo waraabshay eyga, markaasuu Allaah mahdiyey falkiisa uu Darti u falay, oo u dambi dhaafay, Waxay weydiiyeen: Rasuul Allow, oo ma waxaan ka heleynaa ajar xitaa xoolaha? Wuxuu yiri: Beer kasta oo qoyan waxaa ku sugan ajar” (Al-Bukhaari 5663, Muslim 2244)

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737467
Today
Yesterday
All days
890
1629
1737467
2026-05-24 16:54

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a132d52c1c1413907319651779641682
title_6a132d52c1c671866386391779641682
title_6a132d52c1cb411908054481779641682
title_6a132d52c1cff573876141779641682
title_6a132d52c1d4816535008331779641682
title_6a132d52c1d9b468515991779641682

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a132d52d6d6010169196691779641682
title_6a132d52d6db13306270031779641682
title_6a132d52d6dfe10910231821779641682
title_6a132d52d6e4a2935243801779641682

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com