SHURUUDDA XOOLAHA LAGU UDXIYEYSANAAYO :  

1-Waxaa shardi ah inay ahaato wax ka mid xoolaha nicmooleyda ah,
oo ah ariga ama lo’da ama geela, mana ansaxeyso inu lagu udxiyeysto xoolo kale aan ahayn kuwaa aan xusnay ama in lagu udxiyeysto shimbiraha (digaagga, iwm).
Neefka idaha ama ariga waxay ku filan tahay nin iyo reerka gurigiisa, waxaana bannaan inay wada wadaagan toddobo qof hal neef oo lo’ ah ama hal neef oo geel ah.
2-Waa inay xoolahaa gaareen da’da la doonayo, da’da la doonayana:
Xagga idaha waa lix bilood, xagga riyahana waa sannad, xagga lo’da waa labo sano, xagga geelana waa shan sano.
3-Waa inay xoolahaa lagu udxiyeysanayo ka maran yihiin ceebo muuqda, Nabigu s wuxuu yiri:
“Afar ma lagu udxiyeysan karo: Midda isha la’ ee muuqda cawirkeeda, midda jirran ay muuqato jirradeeda, mid lugta la’ ay muuqato lug le’edeeda, iyo midda aan dhuuxa lahayn (caato ah)” (AN-Nisaa’I 4371, At-tirmidi 1497).

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737950
Today
Yesterday
All days
1373
1629
1737950
2026-05-24 18:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a133e719641d19891752081779646065
title_6a133e719646d3263929281779646065
title_6a133e71964ba10738125571779646065
title_6a133e719650a919963291779646065
title_6a133e71965568832117031779646065
title_6a133e71965a213735441971779646065

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a133e71aa63d4993820121779646065
title_6a133e71aa68e18774601381779646065
title_6a133e71aa6db9530960491779646065
title_6a133e71aa7296632955661779646065

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com