CIIDDA ADXADDA EE BARAKEYSAN :  
Oo ah ciidda labaad ee Muslimiinta, wuxuuna yimaadaa maalinka tobnaad ee bisha Dul Xijjah ( bisha labo iyo tobnaad ee taariikhda islaamka) waxaana lagu kulmiyey wanaagyo badan, waxaa ka mid ah:
1. Waa maalinka u wanaagsan maalmaha sannadka oo dhan: Waxaa u wanaagsan maalmaha sannadka tobanka maalmood ee u horreeya bisha Dul Xijjah, sida uu Nabigu Salallaahu caleyhi wasalam yiri : “Ma jiro maalmo uu Allaah ka jecel yahay in lagula yimaado camallo wanaagsan maalmahan tobanka ah”.Waxay weydiiyeen: Ma xitaa jihaadka jidka Ilaahay? Wuxuu yiri: xitaa jihaadka jidka Ilaahay nin mooyee la baxay naftiisa iyo maalkiisa oo aan kala soo noqon waxba ka mid ah. (Al-Bukhaari 926, At-Tirmidi 757).
2. Waa maalinka xajka weyn, waxaa lala yimaadaa kuwo u waaweyn falalka xajka, waxaana ugu muhimsan oo ugu sharaf badan: ku dawaafka Kacbada, iyo gowraca hadyiga, iyo tuuridda jamradda Al-Caqabah.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737950
Today
Yesterday
All days
1373
1629
1737950
2026-05-24 18:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a133e719641d19891752081779646065
title_6a133e719646d3263929281779646065
title_6a133e71964ba10738125571779646065
title_6a133e719650a919963291779646065
title_6a133e71965568832117031779646065
title_6a133e71965a213735441971779646065

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a133e71aa63d4993820121779646065
title_6a133e71aa68e18774601381779646065
title_6a133e71aa6db9530960491779646065
title_6a133e71aa7296632955661779646065

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com