WAXYAALAHA REEBAN EE KU GAAR AH DUMARKA .  
• Niqaabka iyo daboolidda wejiga, waxaana sharci ah inay feyddo haweenta wejigeeda inay soo ag maraan maahee rag gaya, markaa waxaa u bannaan inay qarsato wejigeeda, waxnana ma yeelayo hadduu wejigeeda uu taabto weji daboolkaa.
• Xirashada gacmo gashiga.
Qofkii fala wax ka mid waxyaalahaa reebban isagoo hilmaansan ama ka jaahil ah ama lagu qasbay, waxba dushiisa ma aha, tixraac qowlka Ilaahay Kor ahaaye:
“Oo idinkuma saarna eed dushiinna wixii gef idiinka dhaca, laakiinse (waxaad eed ku leedihiin waxa) ay kas iyo ula kac u sameeyaan quluubtiinnu”. (Al-Axzaab: 5)
Laakiin markuu xusuusto ama ogaado waxaa ku waajib ah inuu iska daayo waxa laga reebay isla markiiba.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com