WAXYAALAHA KA REEBAN IXRAAMKA  
1. Xiiritaanka timaha ama gaabintood, waxaana la mid ah jaridda ciddiyaha.
2. Isticmaalka barafuunka iyo cadarrada hadday tahay xagga maradiisa ama oogadiisa.
3. Galmada iyo u tegidda ninka xaaskiisa, waa sidoo kale taab-taabashada iyo ku raaxeysiga hadday la socoto macaansi.
4. Heshiis guur inuu galo ha ahaado qofkaa uu u xiran yahay xajka nin ama haween.
5. Waxaa ka reebban qofka xajka uu u xiran yahay ugaarashada, marka uma bannaana ugaarashada shimbiriaha iyo xoolaha berriga, iwm.
6. Waxyaalaha reebban ee ku gaark ah nimanka:
• Xirashada wax ku jaan go’an xubnaha oogada, iyadoo uu jirayo xubin kasta wax ku hareersan oo ku jaan go’an, sida shaarka, cambuurka, iyo saraawiisha gaaban iyo kuwo dhaadheer, iwm.
• Ku daboolidda madaxa wax ku dheggan, waxase daboola madaxa ee leh saqafyada dhismooyinka iyo baabuurrada iyo dalladaha, kuwaasi dhib ma leh.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com