3. Waa Bisha Towbada iyo dambi dhaafka

فعن أبي هريرة رضي الله عنه قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : ( الصلوات الخمس ، والجمعة إلى الجمعة ، ورمضان إلى رمضان ، مكفرات لما بينهن

إذا اجتنبت الكبائر ) رواه مسلم

Wuxuu tilmaamayaa Xdiithkan laga wariyay Abu-Hurayrah:”in Salaadaha shanta ah, jimco ilaa jimcada kale, ramadaan ilaa ramadaanka kale in ay dhaafayaan dunuubta yaryar haddii laga fogaado danbiyada waa weyn”.

4. Ruuxi Bishaan sooma, cibaado ku nooleeya, habeenki tukada maalintiina Quranka akhriya isagoo ajar iyo dambi dhaaf ka dalbaya Allah SW.waxaa loo dhaafaa dhammaan dambiyadiisii hore.
وقال ُ صلى الله عليه وسلم : من قام رمضان إيماناً واحتساباً غفر له ما تقدم من ذنبه

4. Waaa Bsiha naarta layska xureeyo, habeen walba oo kamid ah Bishaan waxaa naarta laga xureeyaa kumanaan.

ففي حديث أبي هريرة رضي الله عنه : قال صلى الله عليه وسلم : ( وينادي مناد : يا باغي الخير أقبل ، ويا باغي الشر أقصر ، ولله عتقاء من النار وذلك كل ليلة

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com