Duruus Muhiim
U Ah Ummada

أركان الإيمان في الإسلام ستة هي الإيمان بالله
.وملائكته وكتبه ورسله واليوم الآخر والقدر خيره وشره

:الأركان

  1. الإيمان بالله عز وجل
  2. الإيمان بالملائكة
  3. الإيمان بالكتب السماوية
  4. الإيمان بالأنبياء و الرسل
  5. الإيمان باليوم الآخر
  6. الإيمان بالقدر خيره وشره

Arkaanta iimaanka waa 6 waxey ka kooban tahay:

  1. Rumeynta Alle (swt)
  2. Malaaiktiisa
  3. Kutubtiisa
  4. Rusushiisa
  5. Maalinta Aakhiro
  6. Qadarka kherkiisa iyo shartiisa.

Alle (swt) wuxuu yiri:

وَلَـٰكِنَّ الْبِرَّ مَنْ آمَنَ بِاللَّـهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ وَالْمَلَائِكَةِ وَالْكِتَابِ وَالنَّبِيِّينَ

﴾Surat: al-Baqarah, 177﴿

Macneheedana waxaa waaye:

… laakiin sama falaha waa ruuxa ruumeeya Alle iyo maalinta aakhiro iyo malaaikta iyo kitaabka iyo nabiyada.

Alle (swt) wuxuu yiri:

كُلٌّ آمَنَ بِاللَّـهِ وَمَلَائِكَتِهِ وَكُتُبِهِ وَرُسُلِهِ لَا نُفَرِّقُ بَيْنَ أَحَدٍ مِّن رُّسُلِهِ
وَقَالُوا سَمِعْنَا وَأَطَعْنَا غُفْرَانَكَ رَبَّنَا وَإِلَيْكَ الْمَصِيرُ

﴾Surat: al-Baqarah, 285﴿

Macnaha aayada waxaa waaye:

Waa rumeeyay rasuulki wixi looga soo dejiyay xaga rabigiis, muminiintana wey rumeeyeen, mid walbana wuxuu rumeeyay Alle iyo malaaiktiisa iyo kutubtiisa iyo rusushiisa, mana kalageyneyno rusushiisa… [Surat: al-Baqarah 285]

إِنَّا كُلَّ شَيْءٍ خَلَقْنَاهُ بِقَدَرٍ

﴾Surat: al-Qamar, 49﴿

Macnaha aayada waxaa waaye:

Anagaa wax walba ku abuurnay qadar (qiyaas).” [Surat: al-Qamar, 49]

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1630444
Today
Yesterday
All days
1153
1745
1630444
2026-04-03 10:57

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69cf9d10ef0a613935314511775213840
title_69cf9d10ef10b14931523571775213840
title_69cf9d10ef169480722461775213840
title_69cf9d10ef1c512528666771775213840
title_69cf9d10ef2216009955091775213840
title_69cf9d10ef27c6583143621775213840

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69cf9d1110e9a15438834551775213841
title_69cf9d1110eea6029258381775213841
title_69cf9d1110f362970287401775213841
title_69cf9d1110f8216490610421775213841

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com