ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


“االطهور شطر الإيمان”

عن أبي مالكٍ الحارِثِ بنِ عاصِمٍ الأَشْعَرِيِّ رضي اللهُ  عنهُ قال : قال رسولُ اللهِ صلى الله عليه وسلم: [الطُّهُورُ شَطْرُ الإِيَمانِ، والحمدُ لِلهِ تَمْلأُ الْمِيزَانَ، وسُبْحانَ اللهِ والحمدُ لِلهِ تَمْلآنِ – أو تَمْلأُ – ما بَيْنَ السَّمآءِ والأرضِ، والصَّلاةُ نورٌ، والصَّدَقَةُ بُرْهانٌ، والصَّبْرُ ضِيَاءٌ، والْقُرآنُ حُجَّةٌ لَكَ أو عَلَيْكَ، كُلُّ النَّاسِ يَغْدو، فَبائعٌ نَفْسَهُ، فَمُعْتِقُها أَو مُوبِقُها

رَوَاهُ مُسْلِمٌ


XADIISKA 23aad3


FALKA KHEYRKA


waxaa laga weriyay Abuu Maalik al-xaaris ibnCaasim Al-Ashcari (Af laha ka raplli noqdee), Inuuyiri:Flasuulkii Alla(SCW) wuxuu yiri:Nadaafaddu waa iimaanka barki, xflmdigaAllana wuxuu buuxiyaa miisaankaEreyada Subxaana Laah..Al-xamduLillaah, waxay buuxiyaan cirka iyo dhulkadhexdooda, salaaddu waa nuur, sadaqad.uwaa burhaan (xujo), sabarku waa iftiin,Qur'aanku xujo ayuu kuu noqdaa amaakug u noqdaa, dadka oo dhammi weykallahaan naftoodey iib g eeyaan, g aar weyxureeyaan, qaarna wey halaagaan."Waxaa weriya Muslim.

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu ina tusayaa arrimo aad u qiimoweyn: Nadaafadda waxaa looga ieedaa in qalbigalaga safeeyo xaasidnimada, xinka iyo iirrooyinka
qalbiga gala ee faraha badan. Marka qof kii llaahayru meeya waxaasna ka nadiif iyo qalbigiisa ayuuiimaanku mid dhan noqonayaa. Ereygamahad-naqa ee ah (al Xamdu Lillaah) ajarkiisuwuxuu. buuxinayaa miisaanka lagu miisaamoIrkheyrka iyo sharka oo llaahay og yahay inta uu laeg'yahay, sidoo kale labada eray oo wada jira eekala ah (Subxaana llaahi walxamdu Lillaah) waxaybuuxinayaan ajarkoodu ama abaal-gudkooducirka iyo dhulka dhexdooda, waa siyaalo llaahayoo keli ah uu qiyaasi karo.Salaaddu waxay u noqonaysaa qof ka nuur uu kuhanuuno, sadaqadu waxay u noqoneysaa summadmuujisa qofka islaam-nimadiisa iyo siduuxoolahiisa, xooggiisa iyo aqoontiisa ug u caawiyaywalaalihiisii u baahnaa, sabrigu waa ku adkeysigaxaqa,iyo k u adkeysiga iska celinta iyo kafogaanshaha wixii ilaahay xaaraantimeeyey, iyo usabarka wixii dhib ku soo gaara ee Alla uu kuuqaddaray, marka adkeysiga qof ku u adkeysanayodhibaatada ka soo gaarta fulinta sharciga islaamka
waxaa foogu abaafgudayaa in foo.iftiimiyo jidkatoosan ee Jannada loo maro marka dadka kalemugdiga lagu daboolo.Qur'aanku isagu waa xujo, qofkii ku camaffafawuxuu u yahay xujo u marag kacdaCaacadnimadiisa, haddii aanu ku dhaqmin wuxuuku noqonayaa xujo ku caddeysa ceebihiisa iyoJem biyadiisa.Qof kasta subaxii wuxuu u kalfahaa danahiisa,vuxuu iib geynayaa camalka naftiisa, markaradduu wax kheyr leh sameeyo naftiisa wuxuu ka'urtay cadaabkii Afla, haddii uu ku kaco sharraftiisii ayuu ku riday cadaab. Marka qof ka isagaaa siiyay awood inuu kala doorto meesha uuraftiisa geynayo Janno iyo Naar hadba tuu u camalash o.

FAA'IIDADA XADISKA

1. In qofka muslimka ah ku dadaaf o siduulafbigiisa uga nadiifin lahaa waxyaalaha xun xun,

2. In falalka dadka miisaan lagu qiyaasi doono,

3. Faa'idada sabarka iyo aiar badnaantiisa,

4. Sida Qu/aanku dadka ugu shafaaca qaadaychaddii lagu camal falo,

5. Qof kasta naftiisuu u shaqo tegayaa nin Naar ujeeda iyo nin Janno u ieeda ayaa loo qeybsamayaa'marka naftaada Janno u jiid,

6. Qiimaha sadaqada iyo salaaddu u leedahaymaalinta xisaabta qofkii hormarsada


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1630444
Today
Yesterday
All days
1153
1745
1630444
2026-04-03 10:57

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69cf9d10ef0a613935314511775213840
title_69cf9d10ef10b14931523571775213840
title_69cf9d10ef169480722461775213840
title_69cf9d10ef1c512528666771775213840
title_69cf9d10ef2216009955091775213840
title_69cf9d10ef27c6583143621775213840

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69cf9d1110e9a15438834551775213841
title_69cf9d1110eea6029258381775213841
title_69cf9d1110f362970287401775213841
title_69cf9d1110f8216490610421775213841

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com