ARBICIIN AN-NAWAWIYAH


 arbain nawawi


“أمرت أن أقاتل الناس”

عن ابنِ عُمَرَ رضي الله عنهما أنَّ رسُوَل الله صلى الله عليه وسلم قال: [أُمِرْتُ أَنْ أُقاتِلَ النَّاسَ حتَّى يَشْهَدُوا أنْ لا إلَهَ إلاَّ اللهُ وأنَّ محمداً رسوُل اللهِ، ويُقِيمُوا الصَّلاَةَ، ويُؤتُوا الزَّكاةَ، فإذا فَعَلوا ذَلِكَ عَصَموا منِّي دِماءَهُمْ وأمْوَالَهُمْ إلا بِحَقِّ الإِسْلامِ، وحِسابُهُم على اللهِ تعالى

رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ وَمُسْلِمٌ


 XADIISKA 8AAD


XURiIADA MUSLIMKA

Waxaa laga weriyay ibnu Cumar A (f laha ka raaflinoqdee), inuu yiri Nebigu (s.c.w.):Waxaa lay amray inaan dadka la jihaadoilaa ay ka qiraan midnimada Alla iyo inuuisaga keliya yahay ilaaha xaqa ah, wixii ka
soo haraana ee la caabudu ay yihiin ilaahyobeen iyo baadil loogu hoggaansan yahay eeaan xaq aheyn, in laga hortagona ay waaiibtahay, waxaa sidoo kale nebiga la amray iyociddii rumeysayba inay ku iihaadaan dadkailaa ay ka qiraan Nebinnimada Rasuulkallaahay, sfllaadda tukadaflfl, sakadanabixiyaan. Haddii ay sidaa yeelaan waxaabadbaadaya dhiiggooda, iyo maalkoodawixii aan ka aheyn xarqa islaamka, wixiiintaa ka dheeraada llaahaY baa kaxisaab aya."Waxaa weriyey Bukhaari iyo Muslim.

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu inoo sheegity Saldhigyadalslaamka uqu waaweyn iyo in qofkii diida iaiajihaadayo,dhiiggiisa iyo maalkiisuna inay xalaal uyihiin lmaamka Muslimiinta, ninkii intaa lagahelose waa xaaraan in dhiiggiisa la dhadiyo iyo in43
xoolahiisa la dhaco. Xaqa islaamka waxaa loogajeedaa ku dhaqanka xeerka islaamka, sida bixintaxuquuqda lagu yeesho xoolahiisa iyo naftiisa, kadheeraanshaha dembiyada waaweyn iyo guudahaan dhowridda sharciga. Qofka sidaa muuqataugu dhaqma diinta islaamka haddii :si rhoos ahaanah uu ku kaco waxyaalaha ku reeban diinta, llaahaybaa la xisaabtami doona, innagu waxaan kuladhaqmeynaa sida inooga muuqata, haddiise uumuujiyo lslaamnimo hoosna ku qarsado gaalnimoama manaafaq ni ffro, i n nag u shaqo ku ma li h i n, waxau garsoon waxaan ula dhaqmeynaa muslimnimotoosan.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. In lala jihaado Cadowga lglaam""a, iiaa ay kaislaamaan, ama ay cahdi la galaan imaamkamusiimka;

2. Ninka ka taga salaadda, ama diida sakada wuxuula mid yahay gaalada cadawga u ah islaamka;
3. In qofka muslimka dhiiggiisa iyo maalkiisaba ayxaaraan yihiin in lagu xadgudbo;

4. Dhiigga qofka muslimka ah in la daadiyaa waaxaaraan, xoolihiisa in la dhacaana waa xaaraan;

5. Qofka lslaamnimada muujinaaya waa lagaaqbalayaa wixii u qarsoon llaahay baa loo tafasaaranaya


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1630121
Today
Yesterday
All days
830
1745
1630121
2026-04-03 09:52

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69cf8dc1bf4df19350718511775209921
title_69cf8dc1bf52e20841087231775209921
title_69cf8dc1bf57c2521915201775209921
title_69cf8dc1bf5c65387513681775209921
title_69cf8dc1bf61019658193131775209921
title_69cf8dc1bf65910942181601775209921

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69cf8dc1d37203587765161775209921
title_69cf8dc1d377020021300471775209921
title_69cf8dc1d37bd7498881871775209921
title_69cf8dc1d38098421946391775209921

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com