ARBICIIN AN-NAWAWIYAH


 arbain nawawi


“إن الحلال بين وإن الحرام بين


عَنْ أبي عَبْدِ اللهِ النُّعْمَانِ بْنِ بَشِيرٍ رَضِيَ اللهُ عَنْهُما قَالَ : سمعتُ رَسُولَ اللهِ صلى الله عليه وسلم يَقُولُ

 إن الْحَلالَ بَيِّنٌ وَإنَّ الْحَرَامَ بَيِّنٌ وَبَيْنَهُما أمورٌ مُشْتَبِهَاتٌ لا يَعْلَمُهُنَّ كَثيِرٌ مِنَ الناسِ، فَمَنِ اتَّقَى الشُّبُهَاتِ فَقَد اسْتَبْرَأَ لِدِينِهِ وَعِرْضِهِ، وَمَنْ وَقَعَ في الشَّبُهاتِ وَقَعَ في الْحَرَامِ، كالرَّاعِي يَرْعَى حَوْلَ الْحِمَى يُوشِكُ أَنْ يَرْتَعَ فِيهِ، أَلا وَإنَّ لِكُلِّ مَلِكٍ حِمىً أَلا وَإنَّ حِمَى الله مَحَارِمُه، أَلا وَإنَّ في الجَسَدِ مُضْغَةً إذَا صَلَحَتْ صَلَحَ الْجَسَدُ كُلُّهُ وإذَا فَسَدَتْ فَسَدَ الْجَسَدُ كُلُّهُ، أَلا وَهِيَ الْقَلْبُ


رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ وَمُسْلِمٌ


XADIIS 06


KA DHEERAANSHAHA SHUBHADA

Waxaa laga weriyay Abuu-Gabdulf aah an-Nucmaan ibn Bashiir (Allaha ka raalli noqdee),inuu yiri waxaan maqlay Rasuulkii llaahay (s.c-w.)oo leh:Xalaashu waa caddahay, xaaraantuna waacaddahay, waxaana jira arrimo murugsanoo aan xalaal iyo xaaraan midna ku34
caddeyn, dadka badankiisuna ka warqabin,marka ninka ka dhowrsada arrimahaashakigu ku jiro waxaa u badbaaday diintiisaiyo sharafkiisa, ninkii arrimaha shakiga kudhacaana waa nin ku dhacay xaaraan ookale sidii nin xoolo u foofiyay meel seeroagteed ah, waxaa looga baqaa in xooluhuseerahaa u dhacaan oo ay daaqaan.Hooyaay! ogaada in Boqor kasta leeyahayseero a ma xirmooyin, seeraha llaahaynawaa waxa uu xaaraantimeeyey.Hooyaayogaada in jirka ay ku iirto wasladhilib ah oo haddii ay hagaagto jirkoo dhanbaa hagaagaya, haddii ay xumaato jirkoodhan baan xumaanaya. Ogaadd taasi waaqalbiga.Waxaa weriyay al-Bukhaari iyo Muslim35

SHARAXA.

Xadiiskani waa saldhigga cif rniga fiqiga ee laguge€xay xalaasha iyo xaaraanta, waxaanu xadiiskuinoogu qaybiyey waxyaalaha innaga hor imaanaya'inaaney ka baxsaneyn saddex xaalo midkood.l. Wax lagu caddeeyay xaaraannimadiisa.2. Waxa la caddeeyay xalaalnimadiisa.3. Waxa laga shakiyay inuu xalaal yahay iyo inuuxaaraan yahay.Mar,ka |a'bada 'hore muran kama joogo, waxaasexadiisku tilmaamay wixii laga yeeli lahaa xaaladdaseddexaad, weaxaanu amray in laga dheeraadoshubhada intii lagu dhici lahaa xaara,6n*8.Wuxuu ku matalay shubhada nin xoolo u foofiyaybeero soohdintood, wuxuu halis u yahay inxooolihiisu beeraha u dhacaan oo ay daaqaan,
halkaana waxa ka dhacaya i n n i n kii beertiisa ladaaqay dagaal ku qaado ninka xoolaha la iiray,markd si dagaalka looga nabadgalo waa in xoolahalaga dheereeyo soohdinta beeraha. Haddaba,beerta llaahay waa waxa uu xaaraantinnimeeyey,ninkii beertaa u dhacaana waa inuu isu diyaariyodagaalka llaahay.Waxaa kaloo xadiisku sheegay in qofka gudihiisalaga hoggaamiyo, haddii, qofka hoggaaankiisaguduhu toosnaado qof kuna waa toosayaa' haddiihoggaanka guduhu qalloocdo qofkuna waaqalloocanayaa. Haddaba, hoggaanka guduhumuxuu yahay? hoggaanka guduhu waa Qalbiga.Marka waa inuu qofku ku dadaalo siduu qalbigiisauga dhigi 'lahaa mid saafi ah oo toosan.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Kaf a soocidda xalaasha, xaaraanta iyosh ubhada,
2. ln shubhada laga dheeraado si looga nabadgaloxaaraanta,

3. ln qofku hagaajiyo qalbigiisa kana nadiifiyoxinka, xasadka, calool ku-haynta i.w.m


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737467
Today
Yesterday
All days
890
1629
1737467
2026-05-24 16:54

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a132d52c1c1413907319651779641682
title_6a132d52c1c671866386391779641682
title_6a132d52c1cb411908054481779641682
title_6a132d52c1cff573876141779641682
title_6a132d52c1d4816535008331779641682
title_6a132d52c1d9b468515991779641682

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a132d52d6d6010169196691779641682
title_6a132d52d6db13306270031779641682
title_6a132d52d6dfe10910231821779641682
title_6a132d52d6e4a2935243801779641682

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com