ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi


"لا يؤمن أحدكم حتى يكون هواه تبعا لما جئت به"

عَنْ أَبِي مُحَمَّدٍ عَبْدِ اللَّهِ بِنْ عَمْرُو بِنْ العَاصِ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمَا قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وآله وسلم :[لا يُؤْمِنُ أَحَدُكُمْ حَتَّى يَكُونَ هَوَاهُ تَبَعَاً لِمَا جِئْتُ بِهِ

حَدِيثٌ حَسَنٌ صَحِيحٌ، رَوَيْنَاهُ فِي كِتَابِ "الْحُجَّةِ بِإِسْنَادٍ صَحِيحٍ


XADIISKA 41aad


HAWADA iIU'IIIHKA


Waxaa laga weriyey abuu Muxammad Cabdullaahibn Gamar ibn al-Caas (Allaha ka raalli noqdee)'Rasuulkii llaahay (s.c.w.) wuxuu yiri:Qof kiin ma rumeeyo (Diinta)' ilaahawadiisu raacdo wixii aan la imid."waa xadiis xasan ah, saxiix ah, waxaa lagu weriyeyKitaabka Xuiada.

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu aasaas u yahay ku dhagankalslaamka runta ah. Qof kasta wuu iska sheegankaraa lslaarnnimada, laakiin, waxaa lagu kalasoocayaa marka la yirahdo ha lagu dhaqmo.Muslimka ru nta ah, wuxuu jecel yahay uu kufarxayaa in uu raaco wuxuu Nebiga fa yimid oo ahQur'aanka iyo Xadiiska, marka qofkii aan qalbiga ufurin ee aan ku kalsoonaan, kuna dhaqminsharciga lslaamka barasho dabadeed ma ahamuslim quman oo dhab ah.Haddaba, naftaada la xisaabtan in hawadu raacsantahay wixii Nebigu (s.c.w.) la yimid iyo in kale,yyaxaana iira astaan aad isku garan karto oo ahmarka adigoo ku kacaya ficil, ha ahaado mid xunama mid aad ula niyeysato cibaado ee laguyiraahdo arrinkan sidaa ah Nebigu wuu reebayama sidaa uguma dhaqmi jirin, maxaad iskadareemaysaa?
Haddii hawadaadu raacsan tahay wuxuu Nebiga fayimid, halkaasaad ku ioogsanaysaa markaasaadhubsanaysaa wuxuu Nebigu taray ama Qur'aankataray, haddiise aad tahay qof hawadiisa raacaywaad dafiraysaa markaasaad sanka taageysaa ooaad la diriraysaa qofkii kugu baraaruiin lahaa iidkiiRasuulka ama waxaad ku hadlaysaa erayo aan ltuhabboonayn hafkii aad xaga ka baari lahaydnawaad sii baadiyoobaysaa oo aad xaqa uga siifogaanaysaa.Haddaba, ogow haddaad doonaysid inaad noqotidMuslim quman, isku day inaad ficilkaaga kumiisaantid wixii Nebi Muxammad (s.c.w.) la yimidllaahay ha innagu toosiyo tubtii Rasuulka iyo tiiKhulafadii hanuunsanayd.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Qofka Muslimka ah waa in uu waafajiyocamalkiisa wixii Nebiga la yimid;

2. Waa in lagu dadaalo in la raaco Nabiga ficilkiisaiyo habka uu u dhaqmi iireY;'
3. Ka jeedsiga iyo nicidda raacidda f#biga waagaalnimo;4. Muslimka xaqa ah, waa kan ku dayda Nebigiisaiyo asaxaabtiisa, waa kaa midka keli ah ee laguhubo nabadgelyo iyo qumanaan in Jannada lagugefaayo


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737467
Today
Yesterday
All days
890
1629
1737467
2026-05-24 16:54

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a132d52c1c1413907319651779641682
title_6a132d52c1c671866386391779641682
title_6a132d52c1cb411908054481779641682
title_6a132d52c1cff573876141779641682
title_6a132d52c1d4816535008331779641682
title_6a132d52c1d9b468515991779641682

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a132d52d6d6010169196691779641682
title_6a132d52d6db13306270031779641682
title_6a132d52d6dfe10910231821779641682
title_6a132d52d6e4a2935243801779641682

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com