Israa Wal Micraaj

Mucjisadaan waxey u timid Takrum iyo Tathbiit, karaamo iyo cadeyn lagu ogaado inuu Muxammad yahay Rasuulkii Alle ka dib markuu ka dhintay Adeerkiis Abuu Taalib, oo kool-koolin jiray iyo dhimashadii xaaskiisa Khadiija, oo dhiiri gelin jirtay, ka dib dhibaatadii uu Makka iyo Taa’if kagala soo kulmay Mushrikiinta., haddaba Mucjisadii halkan ayey ka bilaabatay:

Rasuulka waxaa loo dheelmiyey Beyt Al maqdas ( Al-Israa, ka dib markii loo qaaday Samadda (Al-Micraaj), waxaas oo dhamina waxey dhaceen Hal habeen oo keliya.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com