Hijradii Madiina

Rasuulka wuxuu asxaabtiisa ku amray iney u haajiraan Madiina, oo ay u dhuuntaan Sir ahaan dhamaantooda, ka dib markuu Rasuulku go’aansaday inuu ka dhuunto dadkii kaafiriinta ahaa oo rabeen iney dilaan. Rasuulka waxey is raaceen Abuu Bakar, waxeyna aadeen dhinaca Waqooyi, waxeyna degeen meesha la yiraahdo Gaar Thowr,, muddo Saddex maalmood ilaa ay kufaarta ay ka waayaan aragtida Muxammad.

Cuntadana waxaa u soo qaadi jirtay Asmaa Bint Abuubakar, Cabdullaahi Bin Abuubakarna wuxuu u keeni jiray aqbaarta magaalada Maka ka socoto.

Caamir Ibn fuheyra ( adoonka Abuubakar ), wuxuu meesha ay ku jiraan Nabiga iyo Abuu bakar soo marin jiray Xoolo Ari ah, si ay u qariyaan Raadadkooda, uuna xoolahaasi Nabiga iyo Abuubakar uu Caano uga siiyo. Kufaarta waxey soo raaceen Raadka xoolaha ilaa ay ka yimaadaan meeshii ay ku jireen Nabiga iyo Abuubakar Albaabkiisa, laakiin Ilaah ayaa ka indho qabtay iney arkaan.

Qureesh waxey yiraahdeen qofkii Muxammad soo sheego waxaan siineynaa 100 buceyrah laakiin ilaaheey wuu ilaalsaday nabigiisa, wax kastoo xun ayuu ka ilaaliyey, sidii uu uga ilaaliyey jidka Suraaqa Bin Maalik,markey farastiisa ay lugaheeda dhulka la gashay, uuna ilaah uga dalbaday inuusan sheegeenin.

Advertisement

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737950
Today
Yesterday
All days
1373
1629
1737950
2026-05-24 18:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a133e719641d19891752081779646065
title_6a133e719646d3263929281779646065
title_6a133e71964ba10738125571779646065
title_6a133e719650a919963291779646065
title_6a133e71965568832117031779646065
title_6a133e71965a213735441971779646065

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a133e71aa63d4993820121779646065
title_6a133e71aa68e18774601381779646065
title_6a133e71aa6db9530960491779646065
title_6a133e71aa7296632955661779646065

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com