Ruux waliba waxa la dhalaa isaga oo ay abuur u tahay Fitradda wanaagsani, cadaaladd, xornimo, jecelna rabbigiisa, qirrayana in uu yahay midka kaligii lacaabudo, ee muttaystay cibaaddo cid kale ay la waddaagin, kamana leexdo ruuxaasi Fitradda wanaagsan, in wax ka leexiya lasoo darso mooyaane, Diintaan waxaa dadka uga raalli noqday Ilaahii abuuray ee rabbigooda iyo midka ay caabudaan ahaa. Diinkayga islaamku waxa uu ibarayaa in aan aduunka ku noolahay maanta, barina aan u baqooli doono guriga aakhiro, oo ah meesha ay ku nugaan doonaan aadamuhu dhamaantood, waana Jano ama Naar. Diintayda islaamku amaro ayay i faraysaa waxna waa iga reebaysaa, Hadii aan waxyaabaha la i faray la'imaado kana fogaado waxyaabaha layga reebay aduun iyo aakhiraba waan

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737950
Today
Yesterday
All days
1373
1629
1737950
2026-05-24 18:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a133e719641d19891752081779646065
title_6a133e719646d3263929281779646065
title_6a133e71964ba10738125571779646065
title_6a133e719650a919963291779646065
title_6a133e71965568832117031779646065
title_6a133e71965a213735441971779646065

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a133e71aa63d4993820121779646065
title_6a133e71aa68e18774601381779646065
title_6a133e71aa6db9530960491779646065
title_6a133e71aa7296632955661779646065

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com