ANIGU WAXA AAN AHAY MUSLIM (MID HOGAANSAMAY), Taasi macnaheedu waa in diintaydu ay tahay Islaam.

Islaamku waa odhaah wayn oo nadiif ah Nabiyadii ay iska dhaxleen nabad galyo korkooda ha ahaatee, laga soo bilaabo midkii ugu horeeyay ilaa iyo kii ugu dambeeyay, Odhaahdan waxa ay xambaarsan tahay macnayaal sareeya iyo qiyam wayn, waxa ay xambaarsan tahay: isdhiibid, hogaansani iyo ka amar qaadashaddda Allaha na abuuray, Macnaha kale ee weedha As-salaam u xambaarsan tahay dadka dhamaan, wadar iyo waaxidba ayaa ah: nabad, amaansiin, liibaan iyo deganaan. Sidaa darteed ayay noqotay odhaahda Nabada iyo Hogaansanaantu, kuwa ugu badan ee kusoo arooray shareecadda islaamka dhaxdeeda, As-salaam

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737950
Today
Yesterday
All days
1373
1629
1737950
2026-05-24 18:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a133e719641d19891752081779646065
title_6a133e719646d3263929281779646065
title_6a133e71964ba10738125571779646065
title_6a133e719650a919963291779646065
title_6a133e71965568832117031779646065
title_6a133e71965a213735441971779646065

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a133e71aa63d4993820121779646065
title_6a133e71aa68e18774601381779646065
title_6a133e71aa6db9530960491779646065
title_6a133e71aa7296632955661779646065

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com