Sideed uga faa idaysan kartaa fasaxyadaada

Su'aal: Sideen ugafaa idaystaa wakhtiyada fasaxa?Shaki kuma jiro in wakhtigu yahay raasamaalka ugu muhiimsan ee qofku haysto inta uu nool yahay, taasi oo macanaheedu yahay in wax waliba oo uu waayo uuheli karo badalkiisa, tusaale ahaan lacagtu way timaadaa wayna baxdaa, cilmiga waa la bartaa waana la hilmaami karaa, Hadiise hal daqiiqo oo ka mid ah noloshaada ay kaa tagto waa midaan dhacayn in dib laguugu soo celiyo, sidaa awgeed waxaa mudan in ay qiimo wayn yeelato halka daqiiqo ee noloshaada ka mid ah.Sidoo kale Waxan wada ogsoonahay inaan hada ku jirno wakhti fasax ah oo dadka intii wax baranaysay iyo intii shaqaalaha ahayd badankooduba ay nasasho gaaban ku jiraan ,taasi waxa ay keentaa in qofku helo wakhti badan oo firaaqo ah isla markaana uu kaga lumo waxyaalo badan oo marka uu dib isku xisaabiyo uu garto in uusan ka faa'idaysan wakhtigii dheeraa ee ka tagay intii uu fasaxa ahaa, dabadeedna uu dib isku canaanto wakhti ayna canaantaasi waxbatarayn.

sihadaba ayna taasi u dhicin oo aan uga faa idaysano wakhtigeena qaaliga ah ee ilaahay inagu manaystay waxaan talo ahaan ugu soo jeedin lahaa idinka iyo naftaydaba in aan ku mashquulino nafteena wakhtiga fasaxa ah hawlahan soo socda :1-In qofku isku dayo in uu xifdiyo qayb ka mid ah kitaabka eebe.

2-In la booqdo dadka qaraabada ah.

3-In wakhti badan lala qaato waalidiinta.

4-In wakhti fiican lala qaato qoyskaaga (ubadka iyo hooyadood).

5-In la booqdo dadka xanuunsanaya.

6-In la booqdo dadka ku jira jeelasha.

7-In la booqdo dadka agooamaha ah.
8-In la akhriyo hal kitaab(buug)ugu yaraan.

9-La shaqaynta ururada bulshada ee ku hawlan danta guud ee umada.

10-In laga qayb galo hawlaha tadawucnimo sida : wacyi galinta dhanka waxbarashada, la dagaalanka xanuunada, ururinta iyo qaybinta tabarucaadka, ka qayb qaadashada dhisida masaajidada iskooladada iyo madarasadaha, ka qayb galka shirarka bulshada waxtarka u leh.

11-Diyaarinta qormooyinka umada anfacaya.

12-Dhexdhexaadinta khilaafaadka bulshada iyo qoysaska.

Sidoo kale iyadna waxa haboon in laysku dayo in booqasho lagu tago meelaha muhiimka ah ee dhulkeena ka mid ah, taasi oo laga korodhsanayo aqoon guud oo ku saabsan dhulka hooyo, ama la booqdo dadka waayeelka ahee laga faa'idaysanayo khibrad iyo waayo aragnimo dhanka cilmiga iyo dhanka noloshaba.

Gabagabadii waxaa lagama maarmaan ah in qofka muslimka ah uu kubixiyo

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1630736
Today
Yesterday
All days
1445
1745
1630736
2026-04-03 11:27

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69cfa434a8dd51464924301775215668
title_69cfa434a8e2919721883311775215668
title_69cfa434a8e741580620141775215668
title_69cfa434a8ec04730822961775215668
title_69cfa434a8f0b21243966571775215668
title_69cfa434a8f5619623282261775215668

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69cfa434da1be9035306471775215668
title_69cfa434da20e12340654881775215668
title_69cfa434da25b3290470311775215668
title_69cfa434da2a66197532881775215668

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com