FAA’IDOOYINKA AKHLAAQDA WANAAGSAN ISLAAMKA GUDAHI

Waxay leedahay dabeecadda wanaagsan xagga islaamka faa’idooyin badan iyo waxyaalo uu ku gaar yahay, waxaana ka mid ah:

  1. Dabeecadda wanaagsan kuma gaar ah nooc ka mid ah dadka.

Allaah wuxuu abuuray dadka oo leh muuqaallo iyo midabbo iyo afaf kala duwan, wuxuuna ka yeelay xagga miisaanka Ilaahay kuwa siman aan qofna qof kale waxba dheereyn marka laga reebo iimaankiisa iyo Alle ka cabsigiisa iyo toosnaantiisa, sida uu Allaah Kor ahaaye yiri:
}يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُمْ مِنْ ذَكَرٍ وَأُنْثَى وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِنْدَ اللهِ أَتْقَاكُمْ{(الحجرات: 13).
“Dadow! Hubaal Waxaanu idinka abuurnay lab iyo dhedddig, oo idinka dhignay shucuub iyo qabaa’il si aad isu aqoonsataan, hubaal, kan idiinku sharaf badan (gobsan) Allaah agti waa kan idiinku Alle ka cabsiga badan (iyo dhowris xilka uu idin saaray)”. (Al-Xujuraat: 13)
Dabeecadda san waa astaanka xiriirka muslimka uu la leeyahay dadka oo dhan ma kala leh farqi xaggiisa xagga wanaag kula dhaqanka  mid hodan ah iyo faqiir, mid darajo sare leh iyo mid hooseeya, iyo mid cad iyo mid madow iyo Carabi iyo Cajam midna

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737950
Today
Yesterday
All days
1373
1629
1737950
2026-05-24 18:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a133e719641d19891752081779646065
title_6a133e719646d3263929281779646065
title_6a133e71964ba10738125571779646065
title_6a133e719650a919963291779646065
title_6a133e71965568832117031779646065
title_6a133e71965a213735441971779646065

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a133e71aa63d4993820121779646065
title_6a133e71aa68e18774601381779646065
title_6a133e71aa6db9530960491779646065
title_6a133e71aa7296632955661779646065

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com