سلسلة الأخلاق - الإيثار

أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها

الإيثار

قال الله تعالى :

لن تنالوا البر حتى تنفقوا مما تحبون

(آل عمران : 92 )

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :

طعام الواحد يكفي الاثنين . وطعام الاثنين يكفي الأربعة . وطعام الأربعة يكفي الثمانية

رواه مسلم

Silsiladda Akhlaaqdda –Mudnaan-siinta Qofka Kale (Al-Ii’thaar)
Akhlaaq wanaagsan oo shareecadu dhiirri gelisay oo dadka la amray.

Ii’thaar (Mudnaan-siinta dadka kale xitaa adigoo u baahan)

Allaah wuxuu leeyahay:

"Ma gaareysaan wanaagga dhabta ah ilaa aad bixisaan waxaad jeceshihiin."
(Suuradda Aali-Cimraan: 92)

Nebi Maxamed (SCW) wuxuu yiri:

"Cuntada hal qof ku filan waxay ku filan tahay labo; cuntada labo qofna waxay ku filan tahay afar; cuntada afarna waxay ku filan tahay siddeed."
(Waxaa wariyay Muslim)

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com