سلسلة الأخلاق - الصدق

أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها

الصدق

قال الله تعالى :

يا أيها الذين آمنوا اتقوا الله وكونوا مع الصادقين

(سورة التوبة : 119)

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :

عليكم بالصدق . فإن الصدق يهدي إلى البر . وإن البر يهدي إلى الجنة . وما يزال الرجل يصدق ويتحرى الصدق حتى يكتب عند الله صديقا .

رواه مسلم

Taxanaha Akhlaaqdda – Runta

Akhlaaq wanaagsan oy shareecadu boorrisay dadkana amartay

Runta

Illaahay wuxuu Qur’aanka ku yiri:

"Kuwa rumeeyayow, Illaahay ka cabsada kana mid noqda kuwa runta sheegaya."
(Suuradda At-Tawbah: 119)

Rasuulka Illaahay (NNKH) wuxuu yiri:

" Ku dadaala sheegidda runta, maxaa yeelay runta waxay horseeddaa wanaag, wanaagguna wuxuu horseedaa Janno. Qofku ka suuli maayo inuu run sheegaayo oo waliba ku sii dadaalaayo xataa Alle agtiisa looga qoro mid runlow ah."
Waxaa wariyay Muslim.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1630121
Today
Yesterday
All days
830
1745
1630121
2026-04-03 09:52

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69cf8dc1bf4df19350718511775209921
title_69cf8dc1bf52e20841087231775209921
title_69cf8dc1bf57c2521915201775209921
title_69cf8dc1bf5c65387513681775209921
title_69cf8dc1bf61019658193131775209921
title_69cf8dc1bf65910942181601775209921

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69cf8dc1d37203587765161775209921
title_69cf8dc1d377020021300471775209921
title_69cf8dc1d37bd7498881871775209921
title_69cf8dc1d38098421946391775209921

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com