Nabadii Al-Xudeybiya

Wey soo baxeen Nabiga iyo Jameecadiisa , Sannadkii 6aad, waxey Cimro u yimaadeen Makka, uma baahna dagaal oo Cimro keliya ayey u yimaadeen, ka dib ayey gaaladii u diideen iney Cimreestaan, shuruuda uu dagaalkaasi uu ku istaagaayo waa 10 sanno, ka dib ay muslimiinta noqdaan Cimro la’aan, Sannadka ku xiga ayey imaan karaan.

9.| Furitaankii Makka

Sannadkii 8aad ee hijriyada rasuulka wuxuu u soo baxay, inuu Makka furo, ka dib markeey gaalada ay diideen heshiiska, wuuna furay Rasuulka, wuxuuna jejebiyey Asnaamtii, wuuna ka baabi’iyey Shirkiga, ka dib markii la furay Makka, waxaana bilowday inuu Islaamka ku fido Jaziiradda Carabta, waxaana bilowday koox carab ah oo u soo noqdeen Madiina, iney Islaamnimadooda faafiyaan.

Advertisement

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com