Nabiga Soo gelitaankii Madiina

Nabiga markuu Madiina soo galay wuxuu ku degtay mel la yiraahdo Qubaa, oo la mid ah Mgaalada Madiina, wuxuuna joogay Saddex maalmood, wuxuuna ku dhisay Masjidka la yiraahdo Qubaa, waa masjidkii ugu horeeyey ee loo sameeyey Taqwada, ka dib wuxuu u soo gudbay Madiina, aad ayeyna u soo dhoweeyeen Ansaartii, weyna ku farxeen dhamaan reer Madiina Nabiga imaatinkiisa, dhamaan wey wada saameesay reer Madiina Farxadaasi.

Markuu Nabiga soo galay Madiina wuxuu ku soo degay daarta Abii Ayuub (r.c.) dadkii magaalada joogay waxaa loogu magacdaray Al-ansaar, kuwii Maka ka soo haajirayna waxaa loogu magac daray Al-Muhaajiriin. Nabiga waxyaabaha uu ka qabtay Madiina waxaa ugu weynaa Dhismaha Masaajidka Al-qubaa. Nabiga wuxuu heshiisiiyey Labo qabiil oo Ahlu Baladka ah oo la kala yiraahdo Al-Aws iyo Al-qazraj, Ansaarta iyo Muhaajiriintana walaalo ayuu ka dhigay. Wuxuuna qoray warqad Caqad ( heshiis) ah oo ka dhexeeso isaga iyo yahuudda.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com