Waxaa ka mid ah dhinacyada weynida quraanka kariimka dadaalka uu ku dadaalayo dhismaha akhlaaqda nolosha dadka iyo ummadaha iyadoo loosoo marayo qiyam iyo mabaadi' iyo qaacidooyin nidaamiya dhaqanka aadanaha, kuwaasoo aasaasaya bulsho isku xiran oo leh naf daahir ah iyo qalbi nadiif ah, dadka bulshadaas oo iskula dhaqmaya run iyo amaano iyo naxariis iyo cadaalad, mid kaste ka mid ah wuxuu rumaysan yahay sunnada kala duwanaanta dadka dhexdooda iyo nabad in layskula noolaado, iyo dadka in la tixgaliyo in adduunka diin lagu camiro, wuxuu leeyahay Alle: (Dadow waxaan idinka abuurnay lab iyo dhaddig, waxaanna idinka yeelnay shucuub iyo qabiilooyin si aad isu aqoonsataan, ruuxase ugu sharaf badan Alle agtiisa waa ka idiinku dhawrsasho badan, Allana wax walba waa ogyahay), wuxuu leeyahay Alle subxaanahu:  (Hadduu doono Eebahaa wuxuu ka yeeli lahaa Dadka mid kaliya mana ka suulaan inay iskhilaafsanaadaan), wuxuu leeyahay Allaha weyn:   َُُ (Isagaana idiinka ahaysiiyey dhulka idinkuna camiray dhexdiisa).

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com