FIQHI CIBAADAAT


 twahara


ARRIMO FAA'IIDO KU JIRTO OO WEYSADA LA XIDHIIDHA
Marka la weysaysanayo hadalkii aan dheef lahayn waa la ogol yahay, laguma soo werin Sunnaha Rasuulka s.c.w. arrinkaa wax mamnuucaya.
Ducooyin in la akhriyo marka xubnaha qaarkood weysada la marinayo waa arrin aan sax ahayn. Ducooyinka keliya ee la ogol yahay waa kuwa aan ku soo sheegnay Sunnaha weysada.
Haddii uu qof ka shakiyo inta goor ee uu xubnaha biyo mariyey (sida gacmaha) wuxuu ku soconayaa intuu hubo.
Waxyaabaha jidhka ka celiya in biyaha weysadu taabtaan sida xaydha, rinjiga, xamuuradda haweenku ciddiyaha marsado iwm., waxa waajib ah in weysada ka hor laga suuliyo jidhka haddii kale weyso ma ansaxayso. Arimahaas xinnuhu kuma jiro, sababtoo ah xinnuhu jidhka ama ciddiyaha biyaha kama celiyo. Dumarka caadadu ku dheeraato (waqti dheer ka socoto) iyo dadka aan cudur awgii kaadida iyo dhuusada xejin karin waa inay salaad walba u weysaystaan. Xatta haddii ay dhibaatadaasu mararka qaarkood tahay oo aanay ahayn mid joogto ah.
In dadka aan weysaysan karin (sida qof gacma la') lagu caawiyo weysada way bannaan tahay.
In jidhka tuwaal ama wax la mid ah lagu qallajiyo weysada ka dib iyana way bannaan tahay.
Al-Albaani wuxuu tilmaamay inuu Xadiisku daciif yahay (Daciif Sunan Abuu Daa’uud: 9)


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737467
Today
Yesterday
All days
890
1629
1737467
2026-05-24 16:54

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a132d52c1c1413907319651779641682
title_6a132d52c1c671866386391779641682
title_6a132d52c1cb411908054481779641682
title_6a132d52c1cff573876141779641682
title_6a132d52c1d4816535008331779641682
title_6a132d52c1d9b468515991779641682

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a132d52d6d6010169196691779641682
title_6a132d52d6db13306270031779641682
title_6a132d52d6dfe10910231821779641682
title_6a132d52d6e4a2935243801779641682

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com