131-{allahumma munazzilal-kitaabi
sariical-xisaabi, ihzim al-axzaaba allahumma hzimhum wa zalzilhum}
“allow allihii kitaabka soo dajiyayow,
xisaabtiisuna dagdaga badnaydow, jabi
gaashaanbuurta, allow jabi oo gilgil”.
39.Ducada qofka kacabsada qolo.

132- {allahumma ikfiniihim bimaa shi-ta}
“allow igaga filnow waxaad doonto”.
40.Ducada qofka uu ku dhaco shaki
xagga iimaanka dhexdiisa ah.

133- - ((Shaydaanka ayuu iska naari)).
- (( wuxuu ka hari (reebtoomi) wixii uu ka
shakiyay)).

134- (Wuxuuna dhihi:{aamantu billaahi
wa rasulihi}
< waxaan rumeeyey ilaahay iyo
rusushiisa >.

135- wuxuu akhriyi qawlka ilaahay: {huwal awwalu wal-aakhiru waddaahiru walbaadinu wa huwa bikulli shay-in caliim}.
<> alle waa ka ugu horeeya, waana ka
ugu dambeeya, waana ka ugu adag ama
og wax walba oo muuqda, waana ka ugu
qarsoon ama og wax walba oo qarsoon,
allena wax walba kii u cilmi badan
weeye>> .
41- Ducada gudista daynka.
136- {allaahumma-kfinii bixalaalika can
xaraamika, waqninii bifadlika camman
siwaaka}.
«allow igaga filansii xalaashaada
xaaraantaada, iguna deeqsoonsii(qaniye
el)dheeraadkaaga(fadligaaga)waxa kaa
soo haray». Cidkasta iga kaafi.

137 {allaahumma innii acuudu bika minal
hammi wal-xuzni, wal cajzi wal kasali,
wal-bukhli wal-jubni, wa dalciddayni wa
qalabatirrijaali}.
«allow waxaan kaa magan galayaa,
murugo iyo walbahaar, caajis iyo
wahsi, bakhaylnimo (gacan-adayg)
iyo fulaynimo, ku lugyeelasho dayn
(qaamow) iyo adkaanshaha raga».
42. Ducada waswaasida salaada
)131(
dhexdeeda iyo qiraa-ada.

138- {waxaan uga magan galayaa ilaahay shaydaanka la dheereeyey(fogeeyey).
u tuf dhinacaaga bidix saddex jeer.
43. Ducada qofka arini ku cuslaato.

139- {allahumma laa sahla illaa maa
jacaltahu sahlaa wa anta tajcalu alxazna
idaa shi-tahu sahlaa}.
“allow majiro wax sahlan ,waxaad
kadhigtay sahal(dhibyaraan)mooyee,
adiguna allow waxaad ka dhigtaa
dirrida(gawaanka)haddii aad doonto
jileec”.
44 . Waxa uu dhahayo amase uu yeelayo
qofka dambaaba.

140- {majiro adoon dambaabaya dambi, oo kadibna waysada
wanaajinaya,kadibna istaagaya oo
tukanaya laba rakcadood, kadibna waydiisanaya ilaahay dambi dhaaf ,haddii uu
jiro ilaahay wuu u dambidhaafayaa}.
45.Ducada fiijinta(eryidda) shaydaanka
iyo waswaasintiisa.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com