110 – { Wuxuu akhrinayaa (( alif laa miim)
suuratu sajdah iyo suuratu tabaarak)).

111-{allaahumma aslamtu nafsii ilayka,
wa fawadtu amrii ilayka, wa wajahtu
wajhii ilayka wa aljatu dahrii ilayka raqbatan wa rahbatan ilayka laa malja walaa manjaa minka illaa ilayka, aamantu
bikitaabika alladii anzalta wa birasuulika
alladii arsalta}.
< allow anigu naftayda ayaan kuu
dhiibay, arinkaygana adaan kuu tiiriyey,
wajigaygana waan ku soo qaabilsiiyay,
dhabarkaygana xagaagaan u magan
galiya, jecayl(doonid), iyo cabsi darteed,
majiraan meel lagu gabado ama lagu
magan galo, iyo meel lagu badbaado,
adiga xagaaga mooyaane, waxaan
rumeeyey kitaabkaaga aad soo dajiyey,
iyo nabigaaga aad soo dirtay».
29 .Ducada qofka galgasha habeenkii.

112- {laa ilaaha illallaahu alwaaxidulqahaaru rabbusamaawaati
wal ardi wa maa baynahumaa alcasiisu
alqaffaaru}
“ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaaha
waaxidka ah ee qaahirka(ka adke) ah
mooyee, ahna rabbiga cirarka iyo dhulka
iyo waxa u dhexeeya ahna adkaade
dambi dhaafid badan”.
30.Ducada saska hurdada &qofka lagu
ibtileeyay dareen cabsiyeed.

113 - {acuudu bikalimaatillahi,attaamm
aati min qadabihi, wa ciqaabihi wa shari
cibaadihi wa min hamazaatishayaadiin,
wa an yaxduruun}
“waxaan uga magan galayaa erayada
alle ee dhamays tiran, caradiisa, iyo
ciqaabtiisa, iyo sharka adoomihiisa,
iyo waswaaska shayaadiinta iyo inay ii
yimaadaan > .
31- Waxa uu yeelayo qofku haddii uu
arko riyo xun.

114 - {wuxuu u tufayaa saddex jeer dhinaciisa bidix, ((kadibna shaydaanka ayuu
iska naari)) (saddex jeer).
{Qofna ugama sheekaynayo riyadiisa}.
(( kadib wuxuu isku rogi dhinicii uu u jiifay
mooyee dhinaca kale)).

115- {haddii uu doono ha istaago oo ha
tukado}.
32- Ducada qunuutka ee witriga.

116- {Allahummahdinii fiiman hadayta, wa
caafinii fii man caafayta, wa tawallanii
fii man tawallayta, wa baarik lii fiimaa
acdayta, wa qinii sharra maa qadayta,
fa>innaka taqdii walaa yuqdaa calayka,
innahu laa yadillu man waa layta, walaa
yacizu man caadayta, tabaarakta rabbanaa wa tacaalayta}.
< allow i hanuuni kuwaad hanuunisay
dhexdooda, i caafina kuwaad caafisay
dhexdooda, igana wali noqo kuwa aad
waliga ka noqotay dhexdooda, iina
barakee waxa aad i siisay, igana ilaali
waxa aad qadartay sharkiisa,adigu allow
waad qadartaa (xukuntaa) ,laguumana
qadaro,(xukumo) ma dulloobo qofkaad
wali ka yeelato(noqoto), mana
cissoobo(liibaano) qofkaad la collowdo >.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1630350
Today
Yesterday
All days
1059
1745
1630350
2026-04-03 10:22

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69cf94eb66c312652910151775211755
title_69cf94eb66c8011752780461775211755
title_69cf94eb66ccd20822827051775211755
title_69cf94eb66d181278369401775211755
title_69cf94eb66d627864957021775211755
title_69cf94eb66dac14340542051775211755

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69cf94eb79cdb14518467311775211755
title_69cf94eb79d2d11598437081775211755
title_69cf94eb79d7a6193593851775211755
title_69cf94eb79dc68195872351775211755

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com