FIQHI CIBAADAAT


 twahara


TIIRARKA QUSULKA:

Qusulku wuxuu ku ansaxaa laba arimmod oo keliya, kuwaas oo ah:
1. Niyadda: Niyaddu waxay kala soocdaa cibaadada iyo caadada. Niyaddu waa arrin qalbiga ka soo go'a oo aan u baahnayn in afka lagaga dhawaaqo. Niyadda in afka lagaga dhawaaqaana waa bidco aan sharci ahayn.
Dhammaan jidhka oo la maydho: Wuxuu Alle sidaa inoogu caddeeyay Qur'aanka kariimka ah Haddii aad jinaabaysan tihiin is nadiifiya (Al-Maa'idah: 6). Kaas oo macnihiisu uu yahay qusul sameeya. Sidoo kale, wuxuu Alle yidhi: Waxay kaa waraystaan xaydka, dheh waa wisikh (uskag), kana fogaada haweenka markay xaydka leeyihiin. Hana u dhawaanina ilaa ay ka maydhaan, markay ka maydhaanna ugu galmooda siduu Alle idin faray, Allena wuu jecel yahay kuwa toobadkeenka ah iyo kuwa isdaahiriya. (AlBaqarah: 222). Maydhasho waxa loola jeedaa qusul.


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737512
Today
Yesterday
All days
935
1629
1737512
2026-05-24 17:09

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1330e6210c817575776841779642598
title_6a1330e62112c21179645021779642598
title_6a1330e62118d5802540491779642598
title_6a1330e6211d47138928631779642598
title_6a1330e62122e837376631779642598
title_6a1330e62128c556046711779642598

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1330e63e07b4716977251779642598
title_6a1330e63e0cc20117949761779642598
title_6a1330e63e11914243062181779642598
title_6a1330e63e16420040283721779642598

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com