WAQTIGA XAJKA 
Waxaa lala yimaadaa acmaasha xjka inta u dhexeysa maalinta siddeedaad iyo seddex iyo tobnaad ee bisha Dul Xijjah, waana bisha labo iyo tobnaad ee bilo dayaxeedka taariikhda Islaamka.
Yuu ku waajibaa xajka?
Waxaa u shardi ah waajibidda xajka inuu ahaado Muslimka xil qaadka ah mid awooda (xil qaad waxaa loola jeedaa – sida horay nagu soo maray – caaqilka qaan gaarka ah).
Macnaha u awood yeelashada:
Waa inuu ku soo gaari karo Beydka xurmadda leh habab sax ah oo la oggol yaahay, iyo gudashada cibaadooyinka xajka dhib la’aan weyn ka zaa’id ah dhibka safarka caadiga ah, iyo inuu ku ammaan helayo nafsad iyo maalba, iyo inay tahay lacagta uu ku soo xajinayo mid ka zaa’id ah baahidiisa asliga ah iyo masruufka dadka ay ku waajib tahay inuu masruufo.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737950
Today
Yesterday
All days
1373
1629
1737950
2026-05-24 18:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a133e719641d19891752081779646065
title_6a133e719646d3263929281779646065
title_6a133e71964ba10738125571779646065
title_6a133e719650a919963291779646065
title_6a133e71965568832117031779646065
title_6a133e71965a213735441971779646065

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a133e71aa63d4993820121779646065
title_6a133e71aa68e18774601381779646065
title_6a133e71aa6db9530960491779646065
title_6a133e71aa7296632955661779646065

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com