MAXAA BANNAAN IN LA SAMEEYO MAALINTA CIIDA SOONFURKA ?  
1. Salaadda ciidda: Waa salaad uu Islaamka ku adkeeyey dadkiisa oo ku boorriyey Muslimiinta inay u soo baxaan si loo guto iyagoo ay wehliyaan haweenka iyo carruurta, waqtigeeduna waa markay kor u kacdo qorraxda qaddar le’eg waran kaddib waa beriga ilaa cadceed wareegga.

Allaah wuxuu u jideeyey sakada soonfur si uu qof walba u baahi beelo oo uga maarmo wax weydiisiga dadka maalinta ciidda
Sida loo tukado: Salaadda ciidda waa labo rakcadood uu kor ugu qaado iimaamka akhrinta Qur’aanka, kaddib wuxuu khudbeeyaa labo khudbadood, waxaana bannaan xagga salaadda ciidda in lagu ziyaadsho takbiir billowga rakcad walba, markaa wuxuu takbiirsanayaa rakcaddaa koowaad ka hor akhrinta Qur’aanka lix takbiiradood aan ku jirin takbiirada ixraamka oo toddobo ku noqon, wuxuuna takbiirsanayaa rakcadda labaad shan takbiiradood aan ku jirin takbiirada ka soo kicidda sujuudda oo lix ku ah.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1737950
Today
Yesterday
All days
1373
1629
1737950
2026-05-24 18:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a133e719641d19891752081779646065
title_6a133e719646d3263929281779646065
title_6a133e71964ba10738125571779646065
title_6a133e719650a919963291779646065
title_6a133e71965568832117031779646065
title_6a133e71965a213735441971779646065

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a133e71aa63d4993820121779646065
title_6a133e71aa68e18774601381779646065
title_6a133e71aa6db9530960491779646065
title_6a133e71aa7296632955661779646065

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com